Xoghayihii Arrimaha dibeda ee Maraykanka oo xilkii laga qaaday (Yaa lagu bedelay)

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa shaqadii ka eryay Xoghayihiisii Arrimaha Dibadda, Rex Tillerson, isagoo ku beddelay agaasimaha hay’adda sirdoonka Mareykanka ee CIA Mike Pompeo. Trump ayaa eryidda Tillerson iyo magacaabista Pompeo ku shaaciyay fariin uu soo dhigay bogiisa Twitterka. “Wuu ku mahadsanyahay Rex Tillerson shaqadii uu qabtay. Agaasiamaha cusub ee hay’adda CIA ayaa waxa noqoneysa … Continue reading Xoghayihii Arrimaha dibeda ee Maraykanka oo xilkii laga qaaday (Yaa lagu bedelay)